Jamhuuriyada Somaliland GOLAHA WAKIILLADU Wuxuu soo saaray Xeerka Kufsiga, Sinada iyo Xadgudubyada la Xidhiidha Xeer Lr.78/2020 QAYBTA KOOWAAD: QODOBADA GUUD Qodobka 1aad Magaca Xeerka Xeerkan waxaa Loogu yeedhayaa “XeerkaKufsiga, Sinada iyo xadgudubyada laxidhiidha” Xeer Lr.78/2020 Qodobka 2aad Erey Bixin Haddii tuduca ay ku jiraan aanu micno kale siinayn, ereyada soo socda waxa ay yeelanayaan micnaha […]
