Taladoon waxay qabanaysa dood loo baahin doono si toos ah (Live) Xarunta Dhaqanka ee hargeisa 23 feb 2021. Mawduuca munaasibadani waxay noqon doonaa isbeddelka dimuqraadiyadda Somaliland iyada oo la eegayo aragtiyada doorashooyinkii la qabtay 2001 ilaa 2021. Kulanka falanqaynta ahwaxa waxaa ka qayb qaadanaya xubno ka mida Golaha Wakiiladda iyo Bulshada Rayidka ah. Barnaamijka waxaa […]
Author: muhiyadin
A live episode of Taladoon-Show will be held at the Red Sea Cultural Foundation on the 23rd of Feb, 2021. The theme for the episode will be the evolution of democracy in Somaliland through the perspectives of the elections held from 2001 up to 2021. We will be inviting panellists from the House of Representatives […]
XEERKA HAY`ADDA CAYMISKA
ATU-Daryeel Hospital was donated by Abaarso Tech University to the government of Somaliland at the request of its President, Dr. Ahmed H. Esa, a trained immunologist at Institut Pasteur and John Hopkins School of Medicine
According To Sh. Barbaraawi #TaladoonExplains aims to highlight news stories happening right now in the region and place them in an easily digestible context CHANGE IS ILLUSORY Somali clerics believe that progress does not come from the transition of power but is rather a reflection of the collective moral and ethical state of the Somali people. […]
Ambassador Maxamed Cabdi Cumar (Maarshsaal) oo ka mid ah Siyaasiyiinta fir-fircoon ee Mustaqbalka leh ayaa Barnaamijka taladoon la wadaagay hankiisa Musharaxnimo ee Golaha Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex, caqbadaha u muuqda, rajadiisa iyo kaalin kaalkiisa Mustaqbalka Wadanka Daawadde Kaga boggo barnaamijka oo tifaftiran
Murashaxa Golaha Wakiilada Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex Marwo Sucaad Ibraahim oo illaa hadda ku keliyaysatay inay noqoto Gabadha qudha ee ka sharaxan Maroodi-jeex ayaa Talladoon la wadaagtay Hankeeda iyo Geedi-socodkeeda siyaasadeed.Marwo Sucaad oo ahayd xubin fir-fircoon Madaxna ka soo noqotay Ururo dhawr ah iyo Hay’addo Caalami ah si weyna ugu ololayn jirtay ka mid noqoshada […]
Macalin Maxamed Cismaan Siciid iyo diga-rogashadiisa dhanka Siyaasada waxa ku dhaliyay inuu ku tartamo Xilka Xubnaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, waayihiisii Ardaynimo iyo Macalinimo. wuxu ku soo bandhigi doonaa si hufan Talladoon Show oo uu toddobaadkan marti ku yahay. Daawade nala wadaag Aragtidaada waxa kaaga baxay Hanka iyo Himiladda Musharraxa toddobaadkan inoo martida ah.