Categories
Uncategorized

Geediga Siyaasadeed ee Marwo Sucaad Ibraahim

Murashaxa Golaha Wakiilada Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex Marwo Sucaad Ibraahim oo illaa hadda ku keliyaysatay inay noqoto Gabadha qudha ee ka sharaxan Maroodi-jeex ayaa Talladoon la wadaagtay Hankeeda iyo Geedi-socodkeeda siyaasadeed.
Marwo Sucaad oo ahayd xubin fir-fircoon Madaxna ka soo noqotay Ururo dhawr ah iyo Hay’addo Caalami ah si weyna ugu ololayn jirtay ka mid noqoshada Dumarka ee Majaraha Siyaasadda ayaa barnaamijkan ku soo ban-dhigi doonta Geediga Siyaasadda ee ay xuub-siibatay

Start the discussion at talk.taladoon.com