Categories
Uncategorized

Dan-jire Maxamed Marshal iyo Himiladiisa Siyaasadeed

Ambassador Maxamed Cabdi Cumar (Maarshsaal) oo ka mid ah Siyaasiyiinta fir-fircoon ee Mustaqbalka leh ayaa Barnaamijka taladoon la wadaagay hankiisa Musharaxnimo ee Golaha Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex, caqbadaha u muuqda, rajadiisa iyo kaalin kaalkiisa Mustaqbalka Wadanka Daawadde Kaga boggo barnaamijka oo tifaftiran

Categories
Uncategorized

Geediga Siyaasadeed ee Marwo Sucaad Ibraahim

Murashaxa Golaha Wakiilada Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex Marwo Sucaad Ibraahim oo illaa hadda ku keliyaysatay inay noqoto Gabadha qudha ee ka sharaxan Maroodi-jeex ayaa Talladoon la wadaagtay Hankeeda iyo Geedi-socodkeeda siyaasadeed.Marwo Sucaad oo ahayd xubin fir-fircoon Madaxna ka soo noqotay Ururo dhawr ah iyo Hay’addo Caalami ah si weyna ugu ololayn jirtay ka mid noqoshada […]

Categories
Uncategorized

Macalin Maxamed Somali iyo Hankiisa Doorashada Xilligan

Macalin Maxamed Cismaan Siciid iyo diga-rogashadiisa dhanka Siyaasada waxa ku dhaliyay inuu ku tartamo Xilka Xubnaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, waayihiisii Ardaynimo iyo Macalinimo. wuxu ku soo bandhigi doonaa si hufan Talladoon Show oo uu toddobaadkan marti ku yahay. Daawade nala wadaag Aragtidaada waxa kaaga baxay Hanka iyo Himiladda Musharraxa toddobaadkan inoo martida ah.

Categories
Uncategorized

Badheedhaha Musharax Galaal Fadac

Musharaxa Axmed Cali Bade oo Taladoon show badheedhihiisa siyaasadeed, hankiisa iyo himiladiisa mustaqbalka la wadaagay.