Categories
Uncategorized

Waraysi Xiise leh: Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye)

Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye)

Marwo Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa haweenay ka mid ah aqoonyahanka Somaliland. Waa musharrax u tartamaysa Golaha Wakiiladda. Kana sharaxan Gobolka Saaxil. Halkan ka daawo waraysi xiise leh, oo barnaamujka Taladoon uu la yeeshay. Waxa barnaamujka daadihinaya Khadar Mariano.

Waraysigii oo dhameystiran

Taladoon Show waa barnaamuj todobaadle ah, oo hadba lagu xogwaraysto musharaxiinta u tartamaya doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Golayaasha Deegaanka.

Start the discussion at talk.taladoon.com