Sh. Axmed Dayib oo ka mid ah Culimada Dalka ayaa Geedigiisa Siyaasiga ah ka bilaabi doona inuu u tartamo Xilla Xubnaha Golaha Wakiiladda ee Gobolka Maroodi-jeex Murashax Sh. Axmed Dayib ayaa Taladoon show la wadaagay Afkaartiisa dhinacyada Siyaasadda Dhaqaalaha, Diinta iyo Arrimaha Ijtimaaciga ah
Month: November 2020
Bare Sare, Mustafe Habane, Musharax u tartami doona Golaha Wakiiladda, Gobolka Maroodi-Jeex. Taladoon show oo uu xog waran siiyay kaga boggo Khamiista 8:15 fiidnimo bogga taladoon.com, iyo baraha Bulshada Facebook, Twitter, iyo Instagram
Musharax C/kariim Axmed Mooge oo ka mid ah daneeyayaasha sida wayn ugu foogan inuu ku tartamo xildhibaanimada gole deegaan ka ee caasimada hargeysa si gaar ahna diirada u saaraya duqa caasimada in loo cimaamado ayaa hankiisa iyo himiladiisa ku soo ban-dhigay barnaamijka taladoon Halkan ka daawo
Marwo Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa haweenay ka mid ah aqoonyahanka Somaliland. Waa musharrax u tartamaysa Golaha Wakiiladda. Kana sharaxan Gobolka Saaxil. Halkan ka daawo waraysi xiise leh, oo barnaamujka Taladoon uu la yeeshay. Waxa barnaamujka daadihinaya Khadar Mariano. Taladoon Show waa barnaamuj todobaadle ah, oo hadba lagu xogwaraysto musharaxiinta u tartamaya doorashooyinka Golaha […]