Baryahan danbe, waxa aad u soo badanaya boodhadh waaweyn oo wadooyinka halbawlaha ah ku yaala. Kuwaas oo oo bixinaya firriimo muujinaya muhiimadda ay leedahay awood-siinta dumarku. Waxa lagu baahinayaa qaar badan oo ka mid ah fursado xirfadeed, iyo in la siiyo lacag yar oo kooban oo faro-guudkooda ah. Xitaa waxaan arkay, mid lagu xardhay in […]
Month: October 2020
Dadkeenu hadda waxay soo baranayaan qiimaha deegaanku u leeyahay dalxiiska. Waxaad arkaysaa boqolaal dhalinyaro, dad da’ ah, iyo carruur oo dalxiis tagaya koonayaasha magaaladda Hargeysa, sida: Isha-Gobka, Masalaha, Maqaaxida inanta iwm. Dadkaas dhammaantood waxay ka midaysan yihiin inay jawiga magaaladda ee buuqa, sawaxanka iyo cidhiidhiga ku sallaysan ka yara baxsadaan. Waxaad arkaysaa iyagoo koox koox […]

Jamhuuriyada Somaliland GOLAHA WAKIILLADU Wuxuu soo saaray Xeerka Kufsiga, Sinada iyo Xadgudubyada la Xidhiidha Xeer Lr.78/2020 QAYBTA KOOWAAD: QODOBADA GUUD Qodobka 1aad Magaca Xeerka Xeerkan waxaa Loogu yeedhayaa “XeerkaKufsiga, Sinada iyo xadgudubyada laxidhiidha” Xeer Lr.78/2020 Qodobka 2aad Erey Bixin Haddii tuduca ay ku jiraan aanu micno kale siinayn, ereyada soo socda waxa ay yeelanayaan micnaha […]